Kafiya Mohamoud Hashi (Harun) oo tageero wayn kaheshay Reer Norway+VIDEO+SAWIRRO

2065

Waxaa maalintii shalay ahayd xaflad balaaran ay kadhacday magaalada Oslo ee dalka Norway , taasoo lagu taageerayay mushaaxada dada yar ee Kafiya Mohamoud Hashi (Harun).
Xafladaan ayaa ah mid siwayn loosoo agaasimay waxaana kasooqayb galay Gudoomiyaha magaalad Oslo Raymond johansen, Jaaliya Somalida ee Norway qaybaheeda kala duwan iyo Fanaaniin .
Kafiya Mohamoud Hashi (Harun) ayaa ah gabar kudhalatay Norway sifiicana utaqaan sharciyada dalkan, waana markii ugu horaysay oo ay isasoo sharaxaan caruurtii halkan kudhalatay.
Doorashada ayaana dhacaysa 09.09.2019.