Kharjab iyo Cumar faaruuq oo isku dhegan

1854

Dagaal Qaboow ayaa ka dhex Qarxay Maamul Gobolleedka Puntland iyo Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan.

 

Wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa waxay is hortaag kusameysay Shir uu qaban lahaa Cumar Faaruuq oo Arimaha Saxaafada looga hadli lahaa.

Wasiirka Wasaaradaasi Cabdi Xersi Cali (Qarjab) ayaa qoraal uu soo saaray waxaa laga mamnuucay Shirka uu qaban lahaa Cumar Faaruuq oo Beesha Caalamka taageero dhinaca Saxaafada ka heysta.