Khayre oo bixiyay lacagtii uu ubalanqaday Garoonka C/laahi Ciise

1703

Raisulwasare Hassan Ali Kheire ayaa bixiyay lacag uu horay ugu balan qaaday dhismaha Garoonka kubada cagta ee Cabdulahi Ciise .

Account Guddiga dhismaha Garoonka Abdullahi Isse ayaa lagu shubay Lacagtii uu balanqaday R/W Kheire..

$227,167 (Laba boqol Labatan iyo todoba kun, boqol lixdan iyo todoba oo dollar).

Waxaa umahdcelinaya cidkasta oo kaqeyb qaadatay sidey usuurta gali laheed shaqadaan oo eey ugu horeyaan Dhalinyarada Madalayaasha ee Gobolka Mudug.