Kismaayo;- Wararkii ugu Danbeyey Arimaha Dorashoyinka Jubbland

1565

Guddiga Madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa saddex maalin ku darray wakhtiga isdiiwaan galinta musharraxiinta aan horrey isku diiwaan galin.

Wakhtiga isdiiwaan galinta ayaa ka bilaaban doona 17- 19 August 2019, waxaan doorashada madaxweynuhu dhacaysaa 22 bisha.