Madasha xisbiyada oo kadigtay gadasha Xirmooyinka Shidaalka ee Somalia (War Saxaafadeed)

1259

War saxaafadeed kasoo baxay madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa digniin loogu diray shirakadaha caalamiga ah ee doonaya in ay iibsadaan xirmooyinka Shidaalka Soomaaliya.

Madasha War  kasoo baxay ayaa lagu sheegay in lagu guda jiro xili doorasho ayna mudo yar u harsan tahay dowlada , waxa ayna sheegtay madasha in suurto gal tahay in wax kasta oo hanti ah oo gacanta dowlada gala xiligan u isticmaali karto olalaha doorashada.

Halkan ka Akhriso Warka digniinta ah ee kasoo baxay Madasha xisbiyada Qaran