Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Oo Maanta ku Wajahan Hobyo

1543

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug. Waxaana Halkaasi ka Soconeysa Qaban Qaabadda Lagu soo Madaxweyne Xaaf.
Maamulka Degmada iyo qeybaha kale Ee Bulshada Hobyo ayaa saaka buux dhaafiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo.
Dhanka kale waxaa saaka aad loo adkeeyey Amaanka Magaalada.
Waxaana Garoonka Hobyo ku sugan Boqalal Shacab ah oo u diirsan soo dhaweynta Madaxweyne Xaaf.
Ujeedka Safar Madaxweyne xaaf ayaa qeyb ka ah ku biirida Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.