Madaxweyne Xaaf. Oo Maleegaya Qorshe Halis ku Ah Dowladda Nabad iyo Nolal ka dib imaanshihiisa Gaalkcyo

1521

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa Gaalkcyo soo gaaray. Kaasi oo safar dhanka Dhulka ah oga soo amba baxay Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug.
Madaxweynaha ayaa la filayaa in Magaalada Gaalkcyo uu ku qaban doono Shir Ja raa.id Islamarkaana oga hadli doono Qorshiihiisa Uu ku yihin Magaalada Gaalkcyo.
Ilo ka agdhow Madaxweyne Xaaf ayaa ku waramaya in uu doono Madaxweyne Xaaf in uu ka laabto warqadii uu u wakiishay Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliya Ee Hab Maamuska Galmudug. Sida Dib uheshisinta Beelaha Galmudug iyo Dhismaha Maamul Cusub oo loo dhan yahay.
Madaxweynaha oo shalay Qudbad Xaasaasi ah ka jeediyay Shirka Hobyo ayaa xusay in dib uheshisinta Dhuusa Mareeb aysan aheyn midii saxda Aheyd. Islamarkaana Dadka Galmudug ay ubaahan yihiin dhab uheshisin Sax ah.
.
Qorshaha Madaxweyne Xaaf Halkaan kala Socoda.