Madaxweyne Xaaf. Oo Xilka ka qadday mid ka mid ah Wasiiradiisa. & Ka dib khilaaf Siyaasadeed.

1601

Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle (Xaaf) ayaa xil-kaqaadis ku sameeyay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa Ee Galmudug. Waxa uuna amray in uu Xilka sii heyn doona Wasiiru Dowlaha Wasaarada inta laga magacaabayo Wasiir kale.

Warar Hoose oo ay Heshay Warbaahinta wardoon.net ayaa sheegaya in wasiirka xilka laga qaaday uu ahaa xubin ka Tirsan Gudiga Dib uheshisinta Galmudug. Islamarkaana khilaaf Siyaasadeed uu soo kala dhex galay wasiirkaas iyo Xumnaha kale Ee Gudiga Dib uheshisinta Taasi oo keentay in Xilka qadista wasiirka Dowladdu ay umarto Madaxweyne Xaaf.

Hlkaan ka Akhriso warqadda Xil ka qaadista.