Mahad salaad oo difaacay Rooble

1388

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa difaacay qaabka R/wasaaraha Dalka Rooble uwado doorashada iyo qabashadeed oo dhaliilo badan wajahayey saacadihii lasoo dhaafay.

Qoraal uu soo dhigay Facebook ayuu Mahad salaad isagoo umuuqday inuu ku raadsanayo kursigiisa Hop147 ayaa si weyn ugu jawaabay dadka xag xaganaya Rooble.