Maxamed Cali Nuur “Ameerico oo loomagacaabay maareeyayaha Dekeda Muqdisho

32

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh ayaa 3-dii bishan u magacaabay Maareeyaha dekedda Muqdisho Maxamed Cali Nuur “Ameerico” oo horay u noqday Safiirka Soomaaliya ee Kenya.

Wax shaqo ah maqaban mudoooyinkan dambe marka laga reebo Heyad Samafal oo la yiraahdo Yaasmin Foundaion oo uu bulshada ku Caawiyo taasoo ka shaqeysa arrimaha samafalka iyo waxbarashada.

HOOS KA DAALACO WAREEGTADA