Midowga Musharixiinta Oo Taageeray Go’aankii Rooble

967

War saxaafadeed kasoo baxay Midowga musharraxiinta ayaa lagu taageeray laguna boggaadinayaa go’aankii uu RW Rooble shaqada kaga joojiyey agaasimaha Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay Go’aanka Rooble gaaray uu fure u yahay caddaalad ay helaan qoyska Ikraan Tahliil oo la afduubay  kadibna la sheegay in dilay, waxa ay sidoo kale tilmaameen in Go’aanka Rooble bilow u yahay soo celinta sumcada hay’adda NISA.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Midowga Musharaxiinta