Mulkiilaha Hotelka Holy_Day oo iska dhiibay hotlekisa markii uu ale kabaqay+Video

2024

Taariikh cusub: hoteel la wareejiyay

Garoowe: Cabdiraxmaan Axmed Cabdiraxmaan (Bakayle) oo ahaa Mulkiilihii Hore ee Hoteelka Holidays ee ku yaala magaalada Garoowe gaar ahaan Jidka 30ka dhinaca Hoteelka Kulmiye kana saaran dhanka Waqoooyi ayaa iska wareejiyay Hoteelkan oo uu isagu dhistay muddo qyaasteyda 10 sano ah.

Waxaa lagu tuhunsanaa in Candiraxmaan uu Hoteelka ka dhistay lacag burcad-badeednimo. Balse iminka uu ka toobad keeney.

Hoteelkan la wareejiyay ayaan laga dhigi doonaa goob Diinta Islaamka lagu barto ugu yaraan Machad Islaami ah.

Taariikh hore, yaa ka horeeyay Cabdiraxmaan?

Waxaan maqlay nin ka soojeeda gobolka Mudug oo ka shaqeyn jirey Banka dhexe ee Muqdsho in uu Dawladii dhexe ku wareejiyay. Guryo uu ka dhistey lacag uu Banka ka xaday.

Wareejinta hoteelkan, waa mid taariikhi ah lamana oga in ay dad kale oo la tuhunsan yahay inay iimaanlka iyo geesinimada Cabdiraxmaan kaga dayanayaan.