Musharax duqa dagmada Gaalkacyo C/fitaax Barre oo tanaasulay

1444

Abdifitaax Bare oo kamid ah Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo kana mid ahaa musharixintii u taagneed qabashada Duqa Degmada Gaalkacyo ayaa ka dhawajiyey in uu tanaasulay sida ay inoo xaqiijiyeen xubno ka agdhaw.
Abdifitaax oo aad loogu sadaalinaayey Xilkaan ayaanan imaanin hoolka Hadal Jeedinta Musharaxiinta
Musharaxaan ayaa aad ugu dhaw madaxweyne Qoor-Qoor