Muuse Suudi iyo Axmed Daaci oo usoogudbay wareega labaad ee doorashada aqalka sare ee Hirshabeele

1091

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey codbixinta wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle, iyadoo ay socoto tirinta codadla

Kursiga koowaad waxaa ku tartamaya

  1. Muuse Suudi Yalaxow
  2. Cabdullahi Sheekh Xasan
  3. Axmed Xasan Cadow Daaci
  4. Dr. Xasan Cadaay Cali.

Illaa hadda tirinta codadka waxaa ku horeeya Senator Muuse  Suudi Yalaxow oo difaacanaya kursigan. waxaanu uu helay 51 cod halka Axmed daaci uu helay 28 iyo C/laahi sheekh xasan oo helay 15 cod.

waxaana hada doorashada isaga aharay C/laahi Sheekh Xasan oo sheegay inuu isaga haray .

waxaana hada wareega labaad kutartami doona Muuse Suudi Yalaxoow iyo Axmed Daaci.