PSF Ta Oo War Kasoo Saaray Dagaalka Boosaaso

828

Ciidamada PSF-ta ee Puntland  ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxaa ay faah faahin kaga bixiyeen dagaalkii ay la galeen ciidanka kale ee kasoo hor jeediyay eek a amar qaata Madaxtoyada Puntland.

Qoraal kasoo baxay PSF ayaa lagu in mas’uuliyadda dagaalka ay qaadayaan Ciidanka ka amar qaata Deni oo au sheegeen in ay Barakacin ku sameeyeen dadkii dagaanka, ee magaalada ku noolaa.

Horay Isimada dhaqanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Saaka mar kale dib uga qarxay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland.

Waxaana ay soo saareen Seddex qodob oo kala ah”

  1. In xabadda la joojiyo si shuruud la’aan ah
  2. In loo turo shacabka, lana caawiyo dadka ay waxyeeladu ka soo gaartey dagaalada
  3. Waxaan ku adkeyneynaa, saraakiisha kala hoggaamineysa labada dhinac in aysan.