Puntland oo shaaciyey Liiska kumanaan Musharax

185

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey Liiska Musharrixiinta Golayaasha Deegaanka oo ku dhow 4kun oo ruux, dadka ugu badan waxa ay ka sharraxan yihiin Kaah, Sincad, Mideeye & Ifiye.

Musharaxiintan ayaa ka qeyb galaya doorashada lagu muran yahay ee la filayo iney ka dhacdo qeybo ka mid ah Puntland 25ka bishan taasoo la sheegay iney tahay doorashjo dadweyne oo qof iyo cod ah.