Puntland Waan Taageer sanahay Shirarja dib uheshisinta Galmudug.

1511

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Soomaliyeed Ee Puntland Said Abdulahi Dani ayaa sheegay in uu teersan yahay Shirarka dib uheshisinta ka socoda Magaaloyinka Dhuusa Mareeb Iyo Hobyo wuxuuna xusay in dib uheshisintu ay tahay wax Somaliya oo dhan ubaahan tahay.

Halkaanka daawo muqaalka dani.

https://m.youtube.com/watch?feature=share&v=MyuYF9-G2ig