Qoor Qoor oo la kulmay Xisbiyada mucaaradka +SAWIRRO

2093

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa tegay Hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee SoomaaliyaXadan Sheekh Maxamuud halkaas oo uu kulan kula qaatay Madaxda Xisbiyada Dalka.

Kulankan ayaa looga hadllay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021, iyo sidii loo dhammeytiri lahaa heshiiskii hannaanka doorashada ee lagu gaaray shirkii Dhuusamareeb [3].

Kulankaan ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Magaalada Muqdisho ay ku wada sugan yihiin dhamaan Madaxda Dowlad Goboleedyada,iyaga oo la filayo in Madaxweyne Farmaajo la qaatan kulan looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka.