Qoorqoor oo Mooshin laga keenya

1033

Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa wada Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Wardoon  in ilaa 50 Xildhibaan ay saxiixeen Mooshinka, kuwaas oo ku eedeeyay Madaxweyne Qoorqoor Waxqabad la,aan iyo ku tagri-fal awoodeed.

Mooshinka ayaa imaanaya xilli maalmihii lasoo dhaafay uu khilaaf xooggan soo kala dhexgalay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo kuxigeenkiisa Cali Daahir Ciid. Puntlandtimes