Qoorqoor oo xil u magacaabay Yuusuf Garaad

1900

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Magacaabay Guddiga caleema saarka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleed Galmudug.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa lagu xusay magacyada 12 xubnood oo guddigan uu ka kooban yahay.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA