Raiisul Wasaare Kheyre. Amaanka Garoonka Dhuusa Mareeb Ku Wareejiyay. Ciidamo u Khaas ah.

1503

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa lagu wareejiyay Amniga Garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, Waxaana Kormeer ugu tagay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, isagoo kula dar-daarmay Adkeynta Amniga Goroonka.

Sidokale waxaa Garoonka Diyaaradaha Dhuusa Mareeb Laga Saaray Ciidamadii Gacanta ku Hayay Ee Ahlusuna.

Ayadoona Si rasmi ah hada GacantaGaroonka ay ula Wareegeen Ciidanka Danab Ee Deegaanada Galmudug.

 

Dhuusa mareeb Caasimada  Galmudug.