Raiisul Wasare. Kheyre oo Maanta ku Wajahan Degaano ka Tirsan Galmudug .Ujeedka Safarkiisa…

1683

Raiisul Wasaraha   Somaaliya Mudane Xasan Ali Khayre ayaa lagu wadaa in galinka danbe ee maanta uu gaaro Magaalada Cabudwaaq ee wa qooyiga Gobolka Galgaduud.

Socdaalka Ra,iisul wasaaraha ayaa kusoo aa daya xili maanta la shaaciyay in dib u dhac uu ku yimid shirka dib u Heshiisiinta beelaha Galmudug oo lagu waday in maanta uu ka furmo Dhuusamareeb.

Warar Hoose oo aan Heleyno ayaa sheegaya in Raiisul Wasaruhu uu kulan la qadan doono Beelaha ku Sugan Magaalada Cabudwaaq Ee Gobolka GALGADUUD. Kuwaas oo Ka soo Horjeeda Ka qeyb galka Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug. Ee Dhusa mareeb