Rooble Oo Guddi u Magacaabay doorashadGarbahaarey

1017

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbohaarreey.

Guddiga la magacaabay ayaa isugu ka kala socda Xafiiska Rooble, Guddiga doorashada heer federal iyo xubno ka mid ah Guddiga doorashada Jubbaland, waxaana guddigani ay warbixin kusoo gudbin doonaan muddo 7 maalmood ah.