Sawiiro:- Shacabka Galmudug oo soo dhaweyey Ciidamada Ethiopia Ee Dhusa mareeb Gaaray

1830

Ciidamada Ethiopia oo Maanta si weyn Loogu soo dhaweyey Magaalada Dhuusa Mareeb. Wax ayna si rasmi ah ula wareegi donaan Amaanka Guud Ee Caasimada Galmudug.
Waxaana duleedka Magaalada oga hor tagay Shacabka iyo Maamulka Magaalada Dhuusa Mareeb.

.halkaan ka daawo Sawirada.