SAWIRO: Shacabka Muqdisho oo bilaabay inay iskood isaga qaadaan qashinka

1653

Shacabka degan hareeraha Isgoyska Fagax ayaa billaabay inay dayactirtaan wadada Fagax ka baxda ee aada dhanka Ex-Control Balcad, wadadan oo muddo ay fadhiyeen Biyo ka dhashay roobabkii ka da’ay Muqdisho.

Maamulka Gobolka Banaadir ayeey dadka ku eedeeyeen inay gabeen kaalintii ka saarnayd u adeegida Bulshada, iyaga oo sheegay inay bixiyaan Canshuur, balse aysan helin addeegyadii looga baahnaa Dowladda hoose.

Dadka Shacabka ee kunool Muqdisho ayaa bilaabay in ay is abaabulaan si dhibaatadda ay uga baxaan, Maadaama aysan muuqan Shaqadda dowladda Hoose ee Muqdisho.