SAWIRRO ÷Xildhibaano ka Tirsan Labada Gole Ee Barlamanka Somaliya oo Gaaray Hobyo.

4702

Wafdi isagu Jirra Xildhibaano Labada Gole Ee Barlamanka Somaliya iyo Siyaasin Qurba Joog  ayaa soo gaaray Magaalada Hobyo. Kuwaas oo ka qeyb galaya shirka wadatashiga Hobyo.

Kaasi oo lagu waddo in uu Furmo Maalinta Bari Waxaana Magaalada Hobyo ku soo dhaweyey Wafidaan Maamulka Magaalada iyo Gudiga Farsamada Shirka Hobyo.