SAWIRRO:- Aqoonyahanada Galmudug oo Dhuusa Mareeb ku soo Bandhigay Qorshe Lagu Hormarinayo Deganadaas.

1677

Waxaa Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Caasimada Galmudug Laga Daah-furay Xarunta Cilmi Barista &Hormarinta Galmudug. Iyo Sidokale waxaa Lagu Soo Bandhigay Xog-Aruurina Dhanka Caafimadka iyo Nafaadda oo Laga Sameyey Degaanada Gobolka mudug Ee Galmudug .

Waxaana Munaasabada Daah.furka ka soo qeyb Galay wasaradaha Caafimadka iyo Waxbarashada Galmudug Maamulayaasha Xarumaha Caafimadka Dhaqatiirta Galmudug Maamulka Degmada Ururada Dhalinyarada Odayaasha Dhaqanka iyo Haweenka.

Madaxda Xarunta Cilmi Barista Galmudug ayaa soo Bandhigay Cilmibarista ay ka Sameyeen.Gobolka Mudug.

Dhaman dadkii ka hadlay Daah.furka Xarunta Cilmi Barista Galmudug ayaa soo dhaweyey Hirgalinta Xaruntaan oo markii ugu Horeysay Laga Hirgalinayo Gobolka GALGADUUD.

Halkaan ka daawo Sawirada.

j