SAWIRRO:- Ayaxii ugu badnaa oo la Wareegay Degaano ka Tirsan Galmudug

1794

Wararka ka imaanyo Dgaano ka Tirsan Gobolka GALGADUUD ayaa la soo sheegayaa in Ayax uu dagay deegaanada Miyiga ee hoos taga degmooyinka Cadaado iyo Cabudwaaq gobolka Galgaduud, Ayaxan ayaa kasoo hayaamay deegaanada Soomaali Galbeed.

Cabashada Ayaxaan laga Muujinayo ayaa aad u Korortay Bishaan, waxaana uu Cagta mariyey Doogii Ku Baxey Roobka ee Xooluhu Daaqi lahaayeen, Taasi aysan jirin cid wax ka qaban karta cabashada Dadkaan,