SAWIRRO:- Beelaha Galmudug oo War Cad ka soo Saaray Xaalada Cakiran Ee Galmudug

1755

Waxgaradka, Ugaasyada iyo Bulshada Beelaha Galmudug ayaa Caawa kulan uga socdaa Magaalada Dhusamareb waxaana lagu soo dhowaynayaa Shaqoyinka Dowlada Soomaaliya ka wado Galmudug. Ee lagu dhisayo Galmudug Mideysan

Waxaana sidoo kale looga hadlayaa Go’aan ay gaareen Dhamaan Beelaha Hanaanka Galmudug wax ku qaybsada kaas oo ah in aan wax laga badalin Arimaha soo xulista Xildhibaan Baarlamaanka Galmudug.

Halkaan.