SAWIRRO;- Beelaha Habar gidir maanta Midnimo & Cafis ku Sameyey Magaalada Hobyo

1839

Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo. oo Maraya Wajigii 5

Waxaa Maanta isku Cafiyay 5 Beelood ee ka qeyb galaya Shirkaas . Ee Habar gidir
Salaadinta iyo Nabadoonada Beelahaas Oo Qudbad ka Horjeediyay Dadkii ka soo qeyb galay ayaa si rasmi udalbaday in la Cafiyo Ayagoona dhankooda Xusay in ay Cafiyeen Beelaha walalahooda ah Ee wax ka Tabanaya.

Dhamaan dadkii Qudbadaha halkaasi ka jediyay ayaa Ahmiyada Saaray in la Adkeeyo Midnimada Beelaha Habar gidir.

Halkaan ka Daawo.