SAWIRRO:- Beelaha Habar gidir oo Maanta Ansixiyay Xeerka Ay yeelaneyso Beehsaas.

1805

Shirka Nabadda Hobyo ayaa maantay lagu Ansixiyay Xeerka Golaha Hogaanka Beesha Habargidir.

Shirka Nabadda Hobyo Oo Maantay Galay Qeybihiisii ugu muhiimsanaa Ayaa lagu Ansixiyay Xeerka Golaha Hogaanka beesha Habargidir oo horey kulan ka mida kulamada shirka lagu soo bandhigay Qabyo qoraalkiisa.

Xeerka ayaa laga hor aqriyay ergooyinka beesha ee Ka Qayb galaya Shirka kuwaas oo kor u dhaafayay 250 Ergay

Halkaan ka daawo Sawirada.