SAWIRRO:-Beelaha Habar gidir Oo Maanta Hobyo Ku kala Saxiixday Heshiis Horudhac.

1993

Beelaha Habar gidir Ee Bilihii ugu danbeysay Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug uu Shir oga Soconayay Heshiis Hor udhac ah Kaasi oo Xal waara Looga Garayo Dhacdoyinka Horey udhex maray.

Odayaasha Dhaqanka Beelaha Habar gidir ayaa Si rasmi ah Maanta u kala Saxiixday Heshiis Horudhac ah

Madaxda Odayaasha Dhaqanka Shanta Beelood Ee Habar gidir ayaa Saxiixday Heshiiskaan.

Waxaana Kulankan Sidokale Lagu soo Gaban Gabeyey Wajigii Labaad Ee Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.

 

Halkaan ka daawo Sawirada.