SAWIRRO:- Bulshada Degamada Godinlabe oo Bilaabay arin ku dayasho Mudan

1779

Bulshada Degmada Godinlabe ee Gobolka Galgaduud oo kaashanaysa Jaaliyadda dibadda ee deegaanka ayaa si isku tashi ah waxa ay kudhisanayaan Xanaano Caruurta Agoonta ah lagu daryeelo.
Waxaana saaka so rasmi ah loo dhagax dhigay Xarunta Xanaanada .waxaana si wadajir ah oga qeyb qaadanaaya Bulshada iyo Maamulka Magaaladaas.