SAWIRRO:- Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo LA wareegay deegaanka Ceeldheere.

2082

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay la wareegeen deegaanka Ceeldheere ee gobolka Galgaduud.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa hada waxaa ay maamulayaan guud ahaan gacan Ku haynta deegaanka Ceeldheere ee gobolka Galgaduud.
Saraakiisha Sare ee Talisyada Ciidamada Qalabka Sida Qaybohooda Galmudug ayaa Deegaanka Ceeldheere kaga Qayb Galey Munaasabad ay Amaanka Deegaanka Kula Wareegayeen Ciidamo ka Tirsan Booliska Soomaaliyeed.
Deegaanka Ceeldheere ayaa waxaa horey gacanta ugu hayay ciidamada Ahlusuna