Sawirro;- Dowladda Somaliya oo Si Rasmi ah Dhuusamareeb oga daah-furtay shirka dib u-heshiinta Galmudug

1551

Waxaa  magaalada Dhuusamareeb ka furmay shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ee muddo la sugayay, iyadoo shirkan uu si rasmi ah ufurmay haminkii Xalay.

Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug, Dr. C/raxmaan Baadiyow ayaa sheegay in shirkan dib u heshiisiinta uu yahay mid aas aas u ah maamul dowladnimo oo ka hana qaada deegaanada Galmudug.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Ra’iisul Wasaaraha, Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare, Wasiiro, Xildhibaano illaa 500 ergo oo matalaya dhammaan beelaha dega deegaanada Galmudug,

dhamaan Dadkii ka qeyb galay shirka ayaa Bogaadiyay arimaha Dib uheshisinta Galmudug ee Dowladda Somaliya ay gar,wadeenka ka tahay,

Halkaan, ka DAAWO. Sawirada,