SAWIRRO:- Gaalkcyo Waxaa ka Furmay Shir looga Hadlayo Hormarinta Qaxotiga Qaranka

1577

Gudomiyaha Hay,ada Qaxotiga Qaran Aamino Said Ali iyo Masulinyin ka Socotay Wasaaradaha Arimaha Gudaha Qorsheynta iyo Gargaarka Somaliya ayaa Maanta Magaalada Gaalkcyo Kulan isxogwareysi ah la qaadtay Dadka Barakacyaasha ah Ee Gaalkcyo ku nool, waxaana Kulanka Goobjooge, ka ahaa Maamulka Degmada Gaalkacyo, kan, Gobolka Mudug, ayagoona si rasmi ah ay udaah,fureen kulanka Gudomiyaasha Degmada Iyo Gobolka , Xirsi yusuf Barre iyo Cabdirahman ali diiriye,
Kulanka ayaa inta uu Socoday waxaa Su,aalo la wayay dadka barakacayaasha ah ee ku sugnaa Gobta
Ayagoona si cad oga hadlay Xaladooda nolaleed iyo Baahida hada ka jirta Xarumaha ay ku nool yihiin guud, ahaan dadka IDP ka ah, Ee Gaalkcyo,

Halkaan.