SAWIRRO:- Gaalkcyo Waxaa Laga dhagax dhigay Xarun ugaar ah Dadka Naafadda ah

1609

Duqa Degmada Gaalkcyo Xirsi Yusuf barre ayaa maanta Magaalada Gaalkcyo ka Dhagax dhigay Xarun Dadka Nafadda ah loogu Adeego Si ay Halkaa oga helaan Adeegyada ay ubahan yihiin,
Waxaana Dhismaha Xaruntaan iska Kaashanaya Bulshada Gobolka iyo Mamulka Degmada Gaalkcyo,

Gaalkcyo waxaa ku Nool Dad Badan oo Naafo ah Islamarkana aan heysan Xarumo ayaga ugaar ah
Si arinta meesha oga baxdo waxaa markii ugu horey Magalada laga hirgalinaya Xarun ugaar dadka naafadda ah islamarkaana ay ka heli donaan Adeegyadooda,
Mid ka mid ah Dadkii soo qaban qaabiyay Hirgalinta Xaruntaan ayaa Xusay in Gobtaan la dhgax dhigayo ay tahay Meel dadka Nafaadda ah si free ah ay oga heli donaan Adeegyadooda,

Xirsi yusuf barre duqa Degmada Gaalkacyo ayaa dhankiisa sheegay in Xaruntaan ay Ahmiyad gaar ah uleedaay Dadka Nafaadda Gaalkcyana ay ka mid tahay meelaha ugu badan ee Dadka Nafadda ah ay ku sugan yihiin, wuxuuna Bulshada Galmudug iyo Hay,adaha Samafalka ugu baaqay in ay ka qeyb qadtaan Dhismaha Xaruntaan iyo Bahiyadda Dadka Nafadda ah. Ee Gaalkcyo,