Madaxweynaha Hirshabelle Mundane Maxamed Candi Waare ayaa Xafiiskiisa Baladweyn Kulan Xasaasi ah kula Qaatey Saraakiisha Qaybta 21aad iyo Kuwa Danab ee Caawa soo Gaaray Baladweyn
Taliyaha Qaybta 21aad Teneral “Qooje” Ayaa madaxweynaha Warbixin ka siiyay Ujeedka safarkan iyo Howlaha Ciidamadu ka Wadaan Gobolada Dhexe Gaar ahaan Deegaanada Galmudug
Madaxweyne Waare ayaa ugu Dambeyn Ku Booriyay Howlaha Ciidanka Xoogga Dalka ka wadaan Goboladan isagoo Bogaadiyay Juhdiga Dowladu Ku Bixinayso in ay wada Shaqeeyaan Qaybaha 27aad iyo 21aad .