SAWIRRO:- Galmudug oo Gaalkcyo ka Sameysay Howlgal lagu Burburinaayo Wadoyinka Sharci darada ah

1786

Dowladda Hoose Ee Degmada Gaalkcyo Galmudug, ayaa Maanta Magaalada ka Sameysay Howlgal Lagu Furayo Waddoyinka Xiran Gar, ahaan Xafadda Garsoor,

Waxaana howlgalkaan wadda Furista ah iska kaashanayay Maamulka Degmada Laamaha Amniga Iyo Maamulka Xaafda Garsooor.
Inta uu socoday howlgalkaan ayaa waxa Lagu guleystay in la furo waddoyin muhiim ah ayadoona la Burburiyay dhismayaal si sharci darro ah waddoyinka looga dhistay Islamarkaana ay Bulshada Xafaadda ay Dhibatoyin badan ku qabbeen,

Duqa Degmada Gaalkcyo Xirsi Yusuf barre oo ku sugnaa Gobta shaqadu ka socodtay ayaa xusay i
Howlgaladda Nuucaan ah ayaa kuwa ka badan ay ka sii Socon doonan Dhamaan Xafadaha Magaaladda Gaalkcyo Ee Galmudug, wuxuuna sidokale Fariid udiray Bulshada Magaalada Gaalkcyo,