SAWIRRO;- Gudiga Dorashoyinka Galmudug oo Gaaray Dhuusa Mareeb

1596

Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Galmudug ayaa soo gaaray magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Gudiga oo kasoo dagay garoonka diyaaradaha Dhuusamareb ayaa loo soo gudbiyay hoyga loo diyaariyay inay degaan oo kuyaal gudaha magalada. Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD Waxaana Magaalada ku soo dhaweyey Saraakiisha ciidanka Amaanka Galmudug iyo Suacabka Magaalada

Gudigaan ayaa dhawaan shaacin doona Qorshaha lagu dhisayo Maamul Galmudug

Halkaan ka daawo Sawirada.