SAWIRRO:- Hobyo waxaa Ka Dhacay Isku Soo Bax Lagu Taageerayo Dhismaha Dekadda.

1586

Isku soo Baxaan oo ay soo Qaban qaabiyeen Bulshada iyo Maamulka Degmada Hobyo. Ayaa ahaa mid Lagu Tageerayay Mashruuca Dowladda Qatar Ay ku dhiseyso Dekadda Hobyo Ee Gobolka mudug.

Islamarkaana Dowladda Somaliya iyo Dowladda Qatar ay kala Saxiixdeen Mashrucaas kaasi oo Dhawaan la bilaabi doono.

Dhamaan Bulshadii iyo Maamulkii ka qeyb Galay isku soo baxa ayaa si wadjir ah usoo dhaweyey Mashruuca Lagu Dhisayo Dekadda Hobyo.
Dhawaan la filayaa in uu si rasmi ah udhowdo Masharuuca Lagu Dhisayo Dekadda Hobyo Ee Gobolka mudug.

Halkaan ka daawo Sawirada.