SAWIRRO:- Maamulka Kunfur Galbeed.somaliya Oo Canbaareeyey Dowladda Somaliya. Sababta.

1674

Qaar kamid ah Odayaasha dhaqan KG oo maanta shir kuyeeshey magaalada Baydhabo ayaa aad u canbaareeyey talaabadii Madaxweyne Farmajo uu kula dhaqmey Madaxweynihii hore Sheikh Sharif Sheikh Ahmed oo ay kutilmaameen odey Soomaaliyeed oo nabadoon ah aadna u dulqaad badan.

“Waa nasiib daro aad uweyn Madaxweyne Farmajo inuu ka xishoon waayo ninkii asaga Mareykanka kakeeney oo Raisul Wasaare kadhigey waxay cadeyn utahay inuu dalkaan rabo inuu ku hogaamiyo wixii shaley ay Somali isku dagaashey lagamana yeelaayo taasi ” waxaa yiri Odiyaasha KG.

Sidoo kaleed Odiyaasha ayaa sheegey iney raali gelintii uu Madaxweyne Sharif usameeyey reer Koonfur Galbeed ay ka aqbaleen ugana mahad celinayaan.