SAWIRRO:-Maan dooriyihii igu Badnaa oo Lagu soo Bandhigay. Basaaso

1538

Taliska Qeybta Boliska Gobalka Bari ayaa Maanta Maxkamada Darajada Kowaad Ee Gobalka Bari Horgeeyay Khamrigii Ugu Tirada Badnaa Oo Ciidamada Howlgalo Ay Ku Soo Qabteen Ka Fuliyay Magalada Bosaaso.

Iminkana Waxaa Socda Maxkamadeynta Khamrigaas Oo Gordhow Markii La Xukumo Meel Fagaara Ah lagu Gubi Doono.⌈