SAWIRRO:- Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Xaaf oo Si wadajir ah Loogu soo dhaweyey Dhuusa Mareeb.

1876

Madaxweynaha Dowladd Fadraalka Somaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa gaaray galabtay magaalada Dhuusamareeb Ee Caasimada Galmudug.

Waxaana Halkaasi ku soo Dhaweyey Odayaasha Dhaqanka Xildhibaan iyo wasiiro ka Tirsan Dowladda Maamulka iyo Bulshada Magaaladaasi.

Labada Madaxweyne ayaa inta ay ku sugan yihiin Magaalada Dhuusa Mareeb wax ay ka qeyb gali doonan Xiritaanka Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Ee Dhusa mareeb ka Socoday in Mudda ah.

Wax ayna sidokale kulamo la qaadan Doonaan Salaadinta iyo Waxgaradka Beelaha ku Mideysan Maamulka Galmudug. Islamarkaana ay kala hadli doonaan Sidii loo Dhisi lahaa Maamul Loo dhan yahay kaasi oo ka Hirgalka Degaanada Galmudug.