SAWIRRO:- Musharaxinta Utartamaya Xilka Madaxtinimada Galmudug oo Bilaabay Olale Ay Bulshada ku soo jiidanayan.

1652

Murashax #Gutaale oo maanta booqday qaar kamid ah iskuulada ku yaala magaalada Dhusamareeb.

Maamulka iyo macalimiinta oo isla goobta ka hadlay ayaa sheegay Murashaxa lawadaagay iney jiraan baahiyo farabadan oo wali ka dhiman Iskuulada Caasimada.

sidoo waxey carabka ku dhufteen Murashax Gutaale inuu yahay murashixii ugu horeeyay ee kusoo booqda goobahooda wax barasho ee Caasimada Dhusamareeb.

Halkaan.