SAWIRRO Rooble oo kudhexlugaynaya madaxtooyada

828
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka iyo Taliyeyaasha Ciidanka ayaa si lug ah ku tagay Xafiiskiisaoo ku yaalla gudaha Madaxtooyada, kaddib markii saaka la isku dayay in Xafiiskiisa lala wareego.
Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada ayaa isku dayay inay Xafiiska la wareegaan kalana diraan Shaqaalaha, iyadoo isku daygaas markii dambe uu fashilmay.