SAWIRRO:- RW. Kheyre Oo Galmudug ku Duugay Colaad in badan Taabneed.

1614

R/wasaaraha XFS oo maanta tagay Huurshe ayaa haatan ku sugan magaalada Xeraale,si uu u hubiyo Dhaqangalka heshiiskii ay wada gaareen shacabka Huurshe iyo Xeraal.

Ra’iisul Wasaare khayre ayaa Huurshe ka soo waday qoysas-kii Colaada uga barakacay Magaaladda Xeraale , waxana soo dhaweyn Wanaagsan iyo Hilow umuujiyey kuna soo dhaweeyey Shacabka xeraale .

Halkaan ka daawo Sawirada.