SAWIRRO:- Suldaankii igu Da.da yaraa oo ku biiray Shirka Beelaha Habar gidir Ee Hobyo

1951

Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug Waxaa Maanta soo Gaaray.
Wafdi uu Hogaaminaayo.Suldaan mustafa Maxamuud Awseed.
Oo ah Suldaanka Beelaha Faqashin.Ceyr.
Islamarkaana ka yimid Degaanada Maamulka Somaliland
Waxaana Suldaanka Hobyo ku soo dhaweyey qaar ka mid ah Beelaha Habar gidir ee ku Sugan Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.
Shirka Wadatashiga Beesha Habar gidir ayaa Maraya Xiligan Heer Gaban qabo ah Islamarkaana waxaa la Rajeynayaa in 5 bishan uu si rasmi ah u xirmo shirka sida ay horey ushaaciyeen. Xumnaha Gudiga Farsamada Shirka Hobyo.