SAWIRRO:-Wafdi ka Socoda Khadar oo Muqdisho Gaaray & Dekadda Hobyo oo Bilaabaneysa.

1639

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Ali Khaire iyo wasiirka arrimaha dibadda Qatar ayaa xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ku yeeshay kulan ay uga wada hadleen adkeynta xariirka soo jireenka ah ee labada dowladood iyo dardar gelinta mashaariicda ay Qatar ka fuliso Soomaaliya.

Warar Hoose oo ay Heshay Warbaahinta Wardoon.net  ayaa sheegaya in Dowladda qadar ay shaacin doonto Xiliga rasmi ah Ee la bilaabayo Dhismaha Dekadda Hobyo Ee Gobolka mudug.

Oo horey Dowladda Qadar u balan qaaday Dhismaheeda.

Haalkan ka Daawo.