SAWIRRO:- Wararkii ugu danbeyey Ee Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug.

1668

Waxaa meel gaban gabo ah maraya Shirka dib uheshisinta Beelaha Galmudug Ee Dhusa mareeb kaasi oo Socoday muddo 4 bari Islamarkaana looga hadlaayo Sidii xal waara looga gaari lahaa Dhacdoyinkii Dhex maray Beelahaas.

Shirkaan ayaa la filayaa in si rasmi ah loo soo gaban gabeeyo Maalinta Bari Dowladda Somaliya ayaa didaalo badan ka wadda Degaanada Galmudug Islamarkaana lagu dhisayo Maamul Dadka Degaankaas. Ay umideysan yihiin.  Sidii looga fagaado dhinac danbe oo ka dhaca Deganada Maamulkaas.